Bilowgii 32:12 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Waxaad igu tidhi, Hubaal wanaag baan kuu samayn doonaa, farcankaagana waxaan ka dhigi doonaa sida cammuudda badda, taas oo aan la tirin karin farabadnaan aawadeed.

Bilowgii 32

Bilowgii 32:5-21