Bilowgii 31:50 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Haddaad gabdhahayga dhibtid, ama aad naago kale gabdhahayga la guursatid, ninna inalama joogo, balse ogow, Ilaah baa markhaati dhexdeenna ka ah aniga iyo adiga.

Bilowgii 31

Bilowgii 31:42-55