Bilowgii 31:41 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Labaatan sannadood baan gurigaaga joogay; afar iyo toban sannadood waxaan kuugu shaqeeyey labadaada gabdhood aawadood, lix sannadoodna adhigaaga aawadiis. Mushahaaradaydiina waxaad beddeshay toban goor.

Bilowgii 31

Bilowgii 31:31-47