Bilowgii 31:3 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Rabbiguna wuxuu Yacquub ku yidhi, Ku noqo dalkii aabbahaa iyo xigaalkaaga, oo anna waan kula jiri doonaa.

Bilowgii 31

Bilowgii 31:1-6