Bilowgii 31:29 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

De xoog aan wax kugu yeelo waan leeyahay, laakiinse Ilaaha aabbahaa baa xalay ila hadlay, oo wuxuu igu yidhi, Iska jir oo Yacquub ha kula hadlin xumaan iyo wanaag toona.

Bilowgii 31

Bilowgii 31:27-36