Bilowgii 31:25 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Laabaanna wuu soo gaadhay Yacquub. Haddaba Yacquub teendhadiisii wuxuu ka dhistay buurta; Laabaanna walaalihiis buu kala dhistay buurtii Gilecaad.

Bilowgii 31

Bilowgii 31:19-27