Bilowgii 31:13 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Waxaan ahay Ilaaha Beytel, meeshii aad tiirka ku subagtay, oo aad nidarka iigu nidartay. Haddaba kac, oo dalkan ka bax, oo ku noqo dalkii aad ku dhalatay.

Bilowgii 31

Bilowgii 31:5-22