Bilowgii 30:40 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Markaasuu Yacquub naylihii ka soocay oo wuxuu adhigii u jeediyey xagga kuwii xariijimaha lahaa iyo intii madmadoobayd oo dhan ee adhigii Laabaan; markaasuu gooni u soocay goosankiisii, kumana uu darin adhigii Laabaan.

Bilowgii 30

Bilowgii 30:37-43