Bilowgii 30:31 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Oo isna wuxuu yidhi, Maxaan ku siiyaa? Yacquubna wuxuu yidhi, Waa inaanad waxba i siin, laakiin haddaad waxan ii samaysid, adhigaaga haddana waan daajin oo waan ilaalin doonaa.

Bilowgii 30

Bilowgii 30:30-34