Bilowgii 30:20 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Lee'ahna waxay tidhi, Ilaah dhiibaad wanaagsan buu igu dhiibaadiyey, haatan buu ninkaygu ila joogi doonaa, maxaa yeelay, waxaan u dhalay lix wiil. Wiilkii magiciisiina waxay u bixisay Sebulun.

Bilowgii 30

Bilowgii 30:19-28