Bilowgii 30:18 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Lee'ahna waxay tidhi, Ilaah waa i siiyey kiradaydii, maxaa yeelay, addoontaydii waxaan siiyey ninkayga. Wiilkii magiciisiina waxay u bixisay Isaakaar.

Bilowgii 30

Bilowgii 30:10-19