Bilowgii 30:16 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Yacquubna fiidkii buu beertii ka yimid, markaasay Lee'ah ka hor tagtay oo waxay tidhi, Waa inaad ii timaadaa, waayo, hubaal waxaan kugu kiraystay ubaxii wiilkayga. Habeenkaasna iyadii buu la seexday.

Bilowgii 30

Bilowgii 30:13-25