Bilowgii 3:6 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Oo markii naagtii aragtay in geedkii cunto ku wanaagsan yahay, oo indhaha u roon yahay, oo uu yahay geed caqli lagu yeesho, ayay midho ka qaadatay, oo cuntay; ninkeedii la joogayna wax bay ka siisay, oo isagiina wuu cunay.

Bilowgii 3

Bilowgii 3:2-9