Bilowgii 29:8 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Iyana waxay yidhaahdeen, Ma yeeli karno taas, jeeray idoyowga oo dhammu isu yimaadaan, oo dhagaxa ceelka afkiisa laga rogo; markaasaannu idaha waraabinaynaa.

Bilowgii 29

Bilowgii 29:1-12