Bilowgii 29:6 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Markaasuu ku yidhi, Ma nabad qabaa? Iyana waxay yidhaahdeen, Haah, wuu nabad qabaa. Waa taas gabadhiisii Raaxeel idaha soo kaxaynaysa.

Bilowgii 29

Bilowgii 29:1-8