Bilowgii 29:3 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Oo halkaasaa idaha oo dhan lagu soo ururin jiray: kolkaasay dhagaxa ceelka afkiisa ka rogi jireen, oo idaha ka waraabin jireen, markaasay mar labaad dhagaxa ceelka afkiisa saari jireen oo ku celin jireen meeshiisii.

Bilowgii 29

Bilowgii 29:1-11