Bilowgii 29:25 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Yacquubna wuxuu aroortii arkay inay tahay Lee'ah, oo wuxuu Laabaan ku yidhi, Waa maxay waxan aad igu samaysay? Miyaanan Raaxeel kuugu shaqaynayn? De maxaad haddaba ii khiyaanaysay?

Bilowgii 29

Bilowgii 29:24-29