Bilowgii 29:13 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Oo Laabaan markuu maqlay warkii Yacquub oo ahaa wiilkii walaashiis ayuu ku orday inuu ka hor tago, markaasuu isku duubay, oo dhunkaday, oo uu gurigiisii keenay. Isna wuxuu Laabaan u sheegay waxyaalahan oo dhan.

Bilowgii 29

Bilowgii 29:4-23