Bilowgii 29:10 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Oo Yacquub markuu arkay Raaxeel oo ahayd gabadhii abtigiis Laabaan, iyo idihii abtigiis Laabaan, ayuu u dhowaaday, oo dhagaxii ka rogay ceelka afkiisa, oo uu waraabiyey idihii abtigiis Laabaan.

Bilowgii 29

Bilowgii 29:1-18