Bilowgii 28:17 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Wuuna cabsaday, oo wuxuu yidhi, Meeshanu cabsi badanaa! Tanu meel kale ma aha, gurigii Ilaah mooyaane, tanuna waa iriddii samada.

Bilowgii 28

Bilowgii 28:16-22