Bilowgii 28:15 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Oo bal eeg, waan kula jiraa, meel alla meeshii aad tagtidna waan kugu dhawri doonaa, dalkanna mar kalaan kugu soo celin doonaa; waayo, anigu kaa tegi maayo ilaa aan sameeyo wixii aan kugula hadlay.

Bilowgii 28

Bilowgii 28:12-21