Bilowgii 27:41 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Ceesawna wuxuu Yacquub u nebcaaday ducadii aabbihiis ugu duceeyey aawadeed. Ceesawna wuxuu isku yidhi, Maalmihii aabbahay loo barooran lahaa waa dhow yihiin; dabadeedna waan dili doonaa walaalkay Yacquub.

Bilowgii 27

Bilowgii 27:34-45