Bilowgii 27:19 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Yacquubna wuxuu aabbihiis ku yidhi, Waxaan ahay curadkaagii Ceesaw. Waan sameeyey sidii aad iigu amartay. Haddaba waan ku baryayaaye, kac oo fadhiiso oo cun hilibkaygan ugaadheed, si aad iigu ducayso.

Bilowgii 27

Bilowgii 27:18-29