Bilowgii 26:5 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

maxaa yeelay, Ibraahim baa addeecay codkaygii, wuxuuna dhawray wixii la ii dhawri lahaa, iyo xukummadaydii, iyo amarradaydii, iyo qaynuunnadaydii.

Bilowgii 26

Bilowgii 26:1-9