Bilowgii 26:29 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

inaadan wax na yeelayn, sidii annana aannan kuu taaban, oo aannan waxba kuugu samayn wanaag mooyaane, oo aannu nabad kuugu dirnay. Adigu hadda waxaad tahay kan Rabbigu barakeeyey.

Bilowgii 26

Bilowgii 26:26-35