Bilowgii 26:25 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Kolkaasuu halkaas ka dhisay meel allabari, oo magaca Rabbiga ku baryootamay, halkaas buuna teendhadiisii ka dhisay, markaasaa addoommadii Isxaaq halkaas ceel ka qodeen.

Bilowgii 26

Bilowgii 26:24-27