Bilowgii 26:22 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Kolkaasuu meeshaas ka guuray, oo wuxuu qoday ceel kale; kaasna kulama ay diririn; magiciisiina wuxuu u bixiyey Rexobod, oo wuxuu yidhi, Haatan Rabbigu meel buu noo banneeyey, oo dalka waannu ku badnaynaa.

Bilowgii 26

Bilowgii 26:12-30