Bilowgii 26:10 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Oo Abimelegna wuxuu ku yidhi, War waa maxay waxan aad nagu samaysay? Mid dadka ka mid ahu dhib yaraan buu ula jiifsan lahaa naagtaada, oo kolkaasaad eed noo soo jiidi lahayd.

Bilowgii 26

Bilowgii 26:6-11