Bilowgii 25:22 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Carruurtiina uurkeeday isku dhex riixriixeen; markaasay tidhi, Hadday saas tahay, maxaan sidan u ahay? Kolkaasay u tagtay inay Rabbiga wax weyddiiso.

Bilowgii 25

Bilowgii 25:15-23