Bilowgii 24:65 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Oo waxay addoonkii ku tidhi, Waa ayo ninkaas berrinka dhex socda, oo inaga hor imanaya? Addoonkiina wuxuu yidhi, Waa sayidkaygii. Markaasay indhashareerteedii qaadatay oo hagoogatay.

Bilowgii 24

Bilowgii 24:58-67