Bilowgii 24:20 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Oo intay dhaqsatay ayay biyihii ashuunkeedii ku shubtay berkeddii, oo mar kalay ceelkii ku orodday inay soo dhaamiso, wayna u dhaamisay awrtiisii oo dhan.

Bilowgii 24

Bilowgii 24:17-27