Bilowgii 24:16 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Gabadhuna waa suurad quruxsanayd, waxayna ahayd bikrad aan ninna u tegin. Waxay tagtay ishii biyaha ahayd xaggeeda, oo intay ashuunkeedii soo buuxsatay, ayay soo baxday.

Bilowgii 24

Bilowgii 24:8-17