Bilowgii 23:4 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Waxaan ahay shisheeye sodcaal ah oo idin dhex jooga: ee dhexdiinna iga siiya meel xabaaleed oo hanti ah, si aan meydka naagtayda hortayda uga aaso.

Bilowgii 23

Bilowgii 23:2-11