Bilowgii 23:11 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Maya, sayidkaygiiyow, i maqal, berrinka waan ku siinayaa, godka ku dhex yaalna waan ku siinayaa; waxaan kugu siinayaa ragga reerkayga hortooda, ee meydka ku aaso.

Bilowgii 23

Bilowgii 23:7-12