Bilowgii 22:2 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Markaasuu ku yidhi, Hadda kaxee wiilkaaga keligiis ah, kan aad jeceshahay, oo ah Isxaaq, oo u kac dalka Moriyaah; oo halkaas isaga sida allabari la gubo ku dul bixi buuraha middood oo aan kuu sheegi doono.

Bilowgii 22

Bilowgii 22:1-4