Bilowgii 21:33 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Ibraahimna geed buu Bi'ir Shebac ku beeray, oo halkaas buu ku ducaystay magaca Rabbiga Ilaaha daa'imka ah.

Bilowgii 21

Bilowgii 21:28-34