Bilowgii 21:19 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Markaasaa Ilaah indhaheedii furay, oo waxay aragtay ceel biyo ah; kolkaasay tagtay, oo sibraarkii biyo ka soo buuxisay, oo wiilkii waraabisay.

Bilowgii 21

Bilowgii 21:11-25