Bilowgii 20:7 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Haddaba ninka naagtiisa u celi, waayo, isagu waa nebi, wuuna kuu ducayn doonaa, waanad noolaan doontaa. Haddaadan iyada celinna, ogow hubaal waad dhiman doontaa, adiga iyo waxaaga oo dhammuba.

Bilowgii 20

Bilowgii 20:1-13