Bilowgii 20:17 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Ibraahimna Ilaah buu baryay, markaasaa Ilaah bogsiiyey Abimeleg, iyo naagtiisii, iyo gabdhihii midiidinyada u ahaa; waxayna dhaleen carruur.

Bilowgii 20

Bilowgii 20:16-18