Bilowgii 2:5 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Dhirta duurkuna weli kuma ay oollin dhulka, geedaha yaryar oo duurkuna weli sooma ay bixin: waayo, Rabbiga Ilaah ahu dhulka roob kuma soo dayn, nin dhulka beeraana ma jirin;

Bilowgii 2

Bilowgii 2:1-7