Bilowgii 2:3 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Oo Ilaah wuu barakeeyey maalintii toddobaad, quduusna wuu ka dhigay; maxaa yeelay, maalintaas ayaa Ilaah ka nastay shuqulkiisii uu sameeyey ee ahaa abuuridda oo dhan.

Bilowgii 2

Bilowgii 2:1-8