Bilowgii 19:29 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Oo waxay noqotay, markii Ilaah baabbi'iyey magaalooyinkii Bannaanka, in Ilaah xusuustay Ibraahim, Luudna roggidda wuu ka bixiyey markuu rogay magaalooyinkii Luud dhex degganaa.

Bilowgii 19

Bilowgii 19:25-38