Bilowgii 19:12 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Oo nimankii waxay Luud ku yidhaahdeen, Intan mooyaane wax kale ma ku leedahay meeshan? Wiil aad soddog u tahay iyo wiilashaada iyo gabdhahaaga, iyo ku alla kaad magaalada ku leedahay kala soo bax meeshan;

Bilowgii 19

Bilowgii 19:7-20