Bilowgii 18:31 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Markaasuu yidhi, Bal eeg, waxaan isu diray inaan Sayidka la hadlo: mindhaa waxaa halkaas laga heli labaatan. Markaasuu yidhi, Labaatanka daraaddood ayaanan u baabbi'inayn.

Bilowgii 18

Bilowgii 18:30-33