Bilowgii 18:2-4 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

2. Oo indhihiisii buu kor u taagay oo eegay, oo wuxuu arkay saddex nin oo hortiisa taagan: oo kolkuu arkay, ayuu ka orday iriddii teendhada inuu ka hor tago iyagii, kolkaasuu dhulka ku sujuuday,

3. oo wuxuu yidhi, Sayidkaygiiyow, haddaad raalli iga tahay, ha i dhaafin anigoo addoonkaaga ah.

4. Biyo yar ha laydiin keeno, oo cagamaydha, oo geedka hoostiisa ku nasta:

Bilowgii 18