Bilowgii 18:15 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Markaasaa Saarah dafirtay oo tidhi, Ma aan qoslin; maxaa yeelay, way cabsatay. Oo isna wuxuu yidhi, Maya, laakiin waad qososhay.

Bilowgii 18

Bilowgii 18:11-21