Bilowgii 18:10 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Wuxuuna ku yidhi, Hubaal waan kuu soo noqon doonaa markii xilligu soo wareego; oo bal ogow, naagtaada Saarah wiil bay dhali doontaaye. Saarahna way maqashay, iyadoo joogta iriddii teendhada oo ka dambaysay isaga.

Bilowgii 18

Bilowgii 18:7-13