Bilowgii 17:10 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Kanu waa axdigayga aad xajin doontaan, oo inoo dhexeeya aniga iyo adiga iyo farcankaaga kaa dambeeyaba; mid kasta oo lab oo idinku jira waa in la gudaa.

Bilowgii 17

Bilowgii 17:5-20