Bilowgii 16:6 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Laakiinse Aabraam wuxuu ku yidhi Saaray, Bal eeg, midiidintaadii gacantaaday ku jirtaaye; waxaad doonto ku samee. Saarayna si adag bay ula macaamilootay, kolkaasay midiidintii ka carartay horteeda.

Bilowgii 16

Bilowgii 16:1-12