Bilowgii 15:2 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Oo Aabraam wuxuu yidhi, Sayidow Rabbiyow, maxaad i siin doontaa? Waayo, anigu carruurla'aan baan sii socdaa, reerkaygana waxaa dhaxli doona Eliiceser oo ah reer Dimishaq.

Bilowgii 15

Bilowgii 15:1-8